New game 2026 best game free

SHan talo o ay muhiim tahay inaad barato

Halkaan waxaan kugula wadaagi doonaa shan talo o aan dadka badan kodu aqoon kaliya waxaan kaa codsanayaa inad waqtigaaga isiiso 

1: ha noqon qof fursad suga e noqo qof isagu fursada abuura dadka badankoodu waxay sugaan fursad sida shaqo ganacsi

Fursad ha sugin adigaba waqtigu kuma sugee ogow noloshu waa SHan talo o ay muhiim tahay inaad barato 

Halkaan waxaan kugula wadaagi doonaa shan talo o aan dadka badan kodu aqoon kaliya waxaan kaa codsanayaa inad waqtigaaga isiiso 

1: ha noqon qof fursad suga e noqo qof isagu fursada abuura dadka badankoodu waxay sugaan fursad sida shaqo ganacsi

Fursad ha sugin adigaba waqtigu kuma sugee ogow noloshu waa doon aad adigu kabtan ka tahay hadba dhinaca aad udhaqaajiso ayay udhaqaaqaysaa 

2: jooji shukaansiga haddii aanad diyaar u ahayn guur kaliya waqti ayaa kaa lumaya waxaa jira dad badan o waqtigooda ku lumiya shukaansi malaayacni ah waliba waxa ay ubadantahay ardayda taas o hoos udhigta waxbaashada 

Markaad ardaytahay garo waxaad mesha utimid ma waxaad utimid shukaansi mise aqoon 

Shaqayso meel iska so saar ka dibna guurso qof kuu qalma 

3: qofna ha ku xukumin heerka uu maanta taaganyahay waayo ma ogid waxa uu bari noqondoono

Ogow aduunkan waa uu is badalo badan yahay qof taajir ahaa ayaa faqiir noqonaya qof faqiir ahaa ayaa taajir noqonaya dadka isku mid ula dhaqan ka faqiirkaa iyo ka taajirka ah 

3: xirfad baro waqtigan casriga ah e aynu joogno waxa muhiim

 ah inaad barato xirfad

Haddii aad xirfad barato waxaad ka maarmaysa inaad shaqaale noqoto  

Xirfadahan baro sida crypto,Blogging Desig,Digital marketing iyo qaar kale oo badan 

4:Lasaaxiib dad fiicfiican o nolosha hadaf kale iska ilaali saaxiibada xunxun ha raacin ogow haddii aad la socoto afar qof o fiicfiican qofka shanaad waa adiga 

Haddii aad la socoto afar qof o xunxun ogow qofka shanaad ee xun waa adiga 

5:Dulqaad yeelo guushu kuma timaado maalmo iyo habeeno guul waarta waxa lagu gaadhi karaa dadaal iyo dulqaad 

 aad adigu kabtan ka tahay hadba dhinaca aad udhaqaajiso ayay udhaqaaqaysaa 

Comments