- Get link
- X
- Other Apps
Dhallinyarnimadu waa waqtiyada ugu fiican ee soo mara qofka bini aadamka ah waa waqti uu qofku hayo tamar
Waa waqti uu qofku uu ku baran karro waxyaabo badan
Hadaba waqtiga ha iska lummin jab hada hada ayaad yartahay ka faaidayso dhallinyrnimadaada
Qofkasta oo dhalin yarra hantida uu maanta haysto waa waqti wax kale ma haysatid hadda sammayso aasaaska nolosha
Halkan waxaan kugula wadaagi doonaa dhawr qodob oo ku anfacaya
1: ujeedo cad yeello
Qofku marka uu hammi leeyahay meesha uu usocdo ayaa u cad himiladiisu way sarreen tallaabo kasta o aad qaado waxaad usii dhawwaanaysaa guusha
2: jooji waxyaalaha malaayacniga ah ee aan faaido kuu lahayn
Dhammaan waxyaalahaas aan faaidada kuu lahayni waxa ay saamaynayaan mustaqbalkaaka markaa isku day kaliya inaad diirada saarto dantaada
3: wax aqriska ku dadaal
Qofku markasta oo uu wax akhriyo maskaxdiisa ayaa korta
Haddii ay maskaxdaadu kortana waxaa fudadaanaya in aad si fudud uguulaysatid markaa isku day inaad isbuucii dhawr jeer wax akhrisid
4: naftaada aduu xukun yayna iyadu ku xukumin
Marka aad aduu xakamayso maskaxdaada waxaad xakamaysay dareenkaada laakiin hadii ay naftaadu ku xukunto way kuu dhammaatay
5: marka aad guul gaadhid naftaada abaal marri
Marka aad ku guulaysato hammiyadaada naftaada u qabo waxyaalaha ay jeceshahay sida dalxiis hotel beero dee naftaada adiga ayaa garanaya waxay jeceshahay ee markaad guul gaadhid abaalmarri
Waxaan rajaynayaa in aad wax un ka faaiday fadlan haddaad nagu cusubtahay nagu soo biir oo naga mid noqo waad naga faaidi doontaa insha allah
#Mahad#motivation
- Get link
- X
- Other Apps

Comments
Post a Comment