- Get link
- X
- Other Apps
Bitcoin waa coin kii ugu horeeyey ee la aasaasay crypto currency waa coin can ah waa coin waqti dheer soo jiray waana coin ka ugu qaalisan crypto currency
Bitcoin hadaad fahamtana way fududahay inaad fahamto crypto currency sababta oo ah Bitcoin waa coin ka ugu wayn crypto waxaana lagu tilmaamaa inuu yahay hooyada amma aabaha crypto currency
Hadaba waxaan kula wadaagi doonaa taariikhda Bitcoin bylaw ilaa dhammaad ee kaliya waqtigaaga isii
Goorma ayaa la aasaasay Bitcoin?
Bitcoin waxa la aasaasay sanadkii 2009 waxaana aasaasay nin la yidhaahdo satoshi nakamoto
Satoshi nakamoto waa la isku khilaafsanyahay
Dadka qaar waxay yidhaahdaan waa nin kaliya
Dadka qaarna waxay yidhaahdaan waa koox laakiin magacaas ayaa ah qofkii aasaasay
Yaa helay Bitcoin kii ugu horeeye?
Sanadii 2009 sotoshi nakamoto ayaa helay 50 Bitcoin ah waxaana helay isla ninkii aasaasay Bitcoin oo magaciisu ahaa satoshi nakamoto
Dhacdooyinii ugu caansanaa ee dhacay sanadkii 2010
2010 kii waxaa dhacay dhacdooyinka ugu caansan taariikhda Bitcoin
Nin magaciisa la yidhaahdo laszlo ayaa 22/May/ 2010 ayaa 1000 oo Bitcoin ah waxa uu ku iibsaday 2 xabo oo bizza ah sababta oo ah waqtigaas Bitcoin waxa uu ahaa qiimo yar waana markii ugu horraysay ee Bitcoin wax lagu kala iibsado
Waxaa jira dad 22/may dabaal daga sababta o ah waa markii ugu horraysay ee Bitcoin wax lagu kala iibsado waxaana la yihaahdaa BITCOIN BIZZA DAY
Laszlo waxa lagu tilmaamaa inuu yahay nin nasiib xun sababta oo ah wuxuu khasaariyey Bitcoin fara badan
isla sanadkii 2010 waxaa soo baxay exchange kii uhu horeeyey ee crypto currency waxaana la odhan jiray MT GOX
MT.GOX waxaa laga iibsan jiray Bitcoin waana l iskaka iibin jiray waana exchange kii ugu horeeyey ee soo baxxay
Sanadkii 2011 Bitcoin waxa uu gaadhay $1 bal ka waran haddii aad 2011 aad iibsanlahayd Bitcoin
Dabcan haddii aynu garanayno waa aynu iibsan lahayn
Waxaa laga yaabaa xilligaas in aynaan garanayn Bitcoin amma aynu yaryarayn
Sanadkii 2013 bishii April Bitcoin waxa uu gaadhay $200
Hadana isla bishaas Bitcoin waxa uu ku soo laabtay $70 waana markii la ogaaday in Bitcoin kor ukici karro hoosna udhici karro
2013 bishii November Bitcoin waxa uu gaadhay $1000
Markaas Bitcoin waxa ku soo biiray dad badan adduunka oo dhan
Bitcoin dadka ugu badan waxay kusoo biireen sanadkii 203 iyo sanadkii 2017 waana markuu aad uqaali garoobay bitcoin
isla sanadkii 2013 bishii December dalka chaina waxa uu diiday oo kansalay in Bitcoin la iibsado sababta oo ah wuxuu arkay in ay dad badani iibsanayaan
2014 waxaa dhacday dhacdo aad u wayn exchange kii aan idiin soo sheegay ee ahaa MT GOX ayaa la hakin gareeyey waxaana khasaaray lacag badan sababta oo ah exchange ku muu adkayn oo amni fiican muu lahayn laakiin immika exchange yada jira aad Bay u adagyihiin sida binance waxaa lagu waydiinayaa basabor iyo waxyaalo kale waana ammni
Saaxiibayaal 2017 waxaa soo caan baxay exchange yada caanka ah sida binance trust wellet iyo qaar kale sanadkaasna dad badan ayaa maalgashtay crypto currency
2020 ilaa 2021 waa markii uu suuqu xoog u waynaada
Waxaana lagu xassuusta shirkada Tesla iyo shirkada miorostrategy ayaa waxay iibsadeen Bitcoin aad ubadan
isla sanadkii 2021 paypal waxay aqbashay inaad ku iibsan karto Bitcoin
Lacagta paypal kuuku jirta ayaad waxaad ku iibsan kartaa crypto waxaana adoo isticmaalaya paypal ayaad waxaad iibsan karrysay crypto
Saaxiibayaal 2021 Bitcoin waxa uu gaadhay $60,000
Waddanka elservador waxa laga isticmaalaa Bitcoin haddii aad haysatid Bitcoin waad ku boolaan kartaa waddankaas
Saaxiibayaal waxaan rajaynayaa inaad wax badan ka ogaatay Bitcoin hadaba nagu soo biir oo naga mid noqo waad naga faaidi doonta insha allah
- Get link
- X
- Other Apps

Comments
Post a Comment