- Get link
- X
- Other Apps
Etheremum waa coin kii labaad ee crypto currency waana coin ka ku soo xiga Bitcoin
Ethereum waa coin ka mid ah coin nanka ugu caansan crypto currency
Hadaba waa tan taariikhda ethereum
Sanadkee la aasaasay ethereum yaa se aasaasay?
Ethereum waxa la aasaasay sanadkii 2015 lakiin waxaa fikrada la keenay sanadkii 2013 waxaana fikirkaa keenay nin lagu magacaabi jiray Canadian russian
Wuxuuna fikrada bilaabay sanadkii 2013
Ethereum waxa uu ahaa waqtigaa lacag aad u yar xittaa nus dollarka waa uu ka yaraa waxaana uu ahaa 0.40 bal ka waran waqtigaa hadaan iibsanlahay dhawr xabbo oo ethereum dabcan waynu iibsan lahay hadaynu aqoon ulahaan lahayn
Sanadkii 2016 ethereum waxa uu gaadhay $5 $20 wuxuuna bilaabay inuu si tartartiib ah ukacco
Dhammaadka sanadkii 2017 ethereum waxa uu ku dhawwaaday $800 waxaana uu ukacay sababta crypto Bull Market
Sanadkii 2018 sanadkii 2018 bishii jenarwary waxa uu gaadhay 1,400
Laakiin wuu dumay wuxuuna hoos udhacay ilaa 85
2019 wuu daganaa korar yar buu sameeyey
2020 dhammaadka sanadka waxuu bilaabay inuu kor ukaco
2021 wuxuu gaadhay ethereum 4,800
2022 suuqu wuu dumay ( bear market)
2023 suuqu wuu soo kabtay 2,200 2,000 laakiin wali muu so kaban
2024 ethereum kor ayaa uu usoo kacay wuxuuna gaadhay
3,800
Waxaan rajaynayaa inaad wax un ka faaiday fadlan hadaad nagu cusubtahay nagu soo biir oo naga mid noqo waad naga faaidi doontaa insha allah
#Mahad#crypto
- Get link
- X
- Other Apps

Comments
Post a Comment