- Get link
- X
- Other Apps
Mataqaanaa shay hadii aad maalgashto aanad waligaa ku qasaarayn?
Ma taqaanaa shay haddii aad maalgashto aad qayrkaa kaka sarraynayso?
Hadaba waxaas o dhan aniga ayaa kula wadaagi doona ee kaliya waqtigaaga isii
Waxa ugu fiican ee la maalgashto waa naftaada
Dad badani ma aqaanaan sida loo maalgashto naftooda
Hadii aad naftaada maalgashatid waxaad maalgashatay mustaqbalkaaka
Waxa aad adigu isbartay ayaa kun Marr ka wanaagsan waxa lagu baray hadii aad naftaada maalgashatid waxaad yeelanaysaa awwood kalsooni farxad joogto ah
Haddii aad doonaysid isbedel naftaada ka bilaw
Sidee loo maalgashtaa naftaada
. Xirfad barro waa tan ugu muhiimsan
. Samir yeelo si aad ugaadho hadafkaaga ogowna gushuu kuma timaado habeeno iyo maalmo yar shayga kaliya ee guul lagu gaadhana waa sabir iyo dadaal waayo adduunkan ma jiro qof horumar ayaar iska gaahay guusha dhabta ah waxa lagu gaadhaa sabir iyo dadaal
Maxaan faaidayaa haddaan naftayda maalgashto
1: aqoontaada ayaa kordhaysa
2:waxaad sammaynaysaa lacag
3: waxaad dareemaysaa kalsooni buuxda
4: naftaada ayaad xor unoqonaysaa
5: waxaad yeelaynaysaa awwood
6: waxaad ka sarraynaysaa qayrkaa
Waxaan rajaynayaa inaad wax un ka faaiday ee fadlan hadaad nagu cusubtahay nagu soo biir oo naga mid noqo waad naga faaidi doontaa insha allah
#Mahad#motivation
- Get link
- X
- Other Apps

Comments
Post a Comment